Daawo:Xilibaan Cabdi Shire Ciyaarjecel oo noqday xilibaankii ugu horey ee udabaaldagay sanad guuradii 1aad wxuuna ku cabiray suugaan

cabdi
cabdi

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaarjecel ayaa kulankii barlamanka Soomaliyeed kaga dabaal dagay sanad guuradii 1aad markii loo doortaya Xildhibaanka wuxuuna sidii shacabka soomaliyeed uga barteen suugan ku carabiray micnaha at leedahay xilkaa loo doortay iyo wixii u qabsoomay xildhibanada.
SAAKA WAA AYAANTII 13KII BISHA SOCOTO OO KALE XILKA LAYGUSAAREE SAREYNTA IYO AMAANTIYO WAXAAN MAHADA SIIYAA MAR WALIBA SUBXAANKEE MAALIN SAMADA FURANTAHAY TARIIQDUNA KUSUGAN IYO SANGUURO XIISE LEH SAAXIIBADA RUNTAA’YO DHAMAANTIIN SUKEEYOOW SADRI IYO DAREEN FURAN SAFAFKII IDOORTEE KALSOONIDA ISIIYEYNA IYAGANA SI GAARA SALAAN UGU DIRAAYAA XOGTANA AAN IDISIIYEE BALANTII SAXNAYD IYO AXDIGII SIDIIBAAN LAABTA UGU SIDAAYOO MARNA MAANAN SIIDAYN HAWSHII NAGALA SUGAYEYNA INTII SUURTA GALA SOOMALI QABAN KARAY DAD SAMEEYEY BAANAHAY WAQTI WUXUU NASEEJEYNA SAMIR HALA KAASHTO SANADADA DAMBAYTANA SADEXDA INOO HARAY HAAJO INAY SAMAATOO GUUL ILAAHAY NAGU SIMO WAAN SAADAALINAYAA.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.