Daawo:ku dhawaad 200 qoys oo soo barakicyeen Alshabab ayaa soo gaaray Dhusamareeb ayagoo ubaahan Gurmad dag daga

baraka

Waxaa Magaalada Dhusamreeb soo garay qoysas badan oo soo barakiciyeen Maleeshiyooyinka Alshabab ayaguu ugaysatay dil iyo dhac waxayna ubaahan yihiin qoysaskaan gurmad adag daga, dadkaan ayaa ka yimid deegaano hoos taga Hobyo,Ceelhuur iyo Xarerdheer.

Dadkaa aya dalbanaya in cawimaad lala soo gaaro sabato ah mahaystaan hoy iyo daawo waxayna Dagan yihiin oo hoy u ah iskuulka hoose dhexe xaafada Waabari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.