Taliska Guutada 52aad Ciidanka Xoga Dalka Somaliye Ayaa bilaabay halgal kadhana Alshabab

ciidan

Ciidanka xoolka dalka Soomaliya ayaa bilaabeen dagaal ka dhan ah Argagixisda Alshabaab hawgalkaan lagu sifeynaayo Alshabab ayaa waxuu ka socda gobolada Dalka soomaliya ida ya heegayaan Taliyaasha ciidamada Xooga dalka Soomaliya.

Taliyaha Guutada 52aad ee Ciidanka Xoga dalka soomaliya Generaal axmed Maxamed Tareedisho ayaa sheegay in at bilaabeen hawgal looga saarayo alshabab degmada Ceelbuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.