Daawo:Dowlada soomaliya oo sheegtay inaysan shaqo kulahayn shirka Batroolka

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa  sheegtay inaysan waxba kala socon shirka magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya uu ku qabanayo ururka Caalamiga ah ee International Research Networks.

Wasiirka Wasaaradda Badroolka iyo macdanta Xukuumadda Federaalka Somalia Cabdirishiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in shirkaas aysan shaqo ku laheyn dowladda islamarkaana wararka la  baahiyay ay yihiin kuwa been abuur ah, Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay inay tilaabo ka qadayo shirkadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.