Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda Galmudug.

Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Labada dhinac ee muranka u dhaxeeyo waxa uuna kala hadlay sidii xal loogu heli lahaa khilaafka u dhaxeeyo oo saameeyay dhamaan Hay’adaha Galmudug.

Axmed Ducaalle Geelle Madaxweynaha Galmudug ku xigeynkiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir iyo sidoo kale ku xigeynkiisa 2aad oo kala hogaaminayo khilaafka Galmudug ayaa loogu baaqay in ay soo afjraan muranka waqtiga dheer qaatay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wado dadaalo uu ku doonayo in is faham la dhax dhigo dhinacyada Galmudug waxaana muuqata rajo wanaagsan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.