Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

No Image

Somali-land oo Ka Hor Timid in Muqdisho Laga Maamulo Hawada Soomaliya

30th August 2017 admin 0

Maamulka Somali-land ayaa war kasoo saaray hadalkii kasoo baxay Dowladda Soomaliya ee ku aadan in Maamulka hawada Soomaliya laga soo wareejin doono Dalka Kenya,islamarkaana laga […]

Al-Shabaab oo Weerar Ka Geystay Gobolka Gedo

30th August 2017 admin 0

Dagaalyahano ka Tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar qorshaysan waxa ay ku qaadeen deegaanka DabaCity ee u dhaxeeya Magaalooyinka Ceel-waaq iyo Kutulo ee Gobolka Gedo. Al-shabaab […]

Akhriso:-Natiijo Hordhac ah Weerarkii Lagu Laayay Shacabka ee Deegaanka Bariire

30th August 2017 admin 0

Guddoomiyaha Degmada Awdheegle ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray waraaq uu ku faahfaahinayo natiijada maamulka uga soo baxday baaristii ay ku sameeyeen weerarkii  dhawaan ka […]

cabdirixman

Daawo:Wasaaradda arrimaha dibadda oo qabatay kulan logu duceynayay Marxuum C/raxmaan Jaamac Barre

30th August 2017 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa Munaasabad duco iyo xusuus ah maanta ugu qabatay Royal Palace Hotel ee Magaalada Muqidisho Marxuum Abdirahman Jama Barre, […]

No Image

Culimida ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay ineey ka qeybqataan dhismaha Masjidka

30th August 2017 admin 0
No Image

Daawo:Cosoble oo wali ku adkeeyanaya inuu yahay Madaxwayne

29th August 2017 admin 0
masjid

Daawo:Wayn oo laga furay dalka Ustareeliya

29th August 2017 admin 0

khilaafkii ugu cuslaa oo soo kala dhexgalay hogaamiyasha maamulka gobolada dhexe

29th August 2017 admin 0

waraka naga soo gaaraya deeganada ay maamuulaan maamulka  ehlusuno ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay taliyaha ciidanka maamulkaas ,mascuud,iyo waliba   saadaq […]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha.

29th August 2017 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa Soo saaray Wareegto uu ku magacaabayo  sagaalka xubnood ee ah guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle. Guddigaan waxaa guddoomiye […]

shabab

Al-shabaab oo Weerar Ku Qaaday Ciidamo Ka Tirsan Koonfur Galbeed Soomaliya

29th August 2017 admin 0

Wararka laga helayo Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay weerar khasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamo ka tirsan kuwa […]

xabsi

Akhriso:-Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Xukumay 10 sano oo Xabsi ah.

29th August 2017 admin 0

Muwaadin Soomaaliyeed oo qaxooti ah ayaa lagu xukumay xabsi dhan 10 sano kaa oo weerar loo adeegsaday baangad ku qaaday haweeney u dhalatay dalka Austrilia […]

Qarax Dad Badan Lagu Dilay oo ka Dhacay Kabul

29th August 2017 admin 0

Qof ismaadaamiyey ayaa weerar ku qaaday dad isugu soo baxay meel dibedda ka ah banki ku yaalla magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, halkaasi oo […]

Madaxda Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo xarunta ku shaqo billaabay 27 sano ka dib

29th August 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku guuleysteen […]

Guddoomiyihii Shabaab Ee Degaanka Ceel-Gaduud oo DFS isku soo dhiibay

29th August 2017 admin 0

Wararka laga helayo Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada Dowladda ee Degmadaasi ku sugan uu isku soo dhiibay Guddoomiyihii Al-shabaab […]

xabsi

Shacabkii Gobolka Gedo oo buuxdhaafshay Xabsiyada Baladxaawo iyo Doolow, Qaarna lamasaafurey

29th August 2017 admin 0

Xabsiyada Magaalooyinka Baladxaawo iyo Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa waxaa buux dhaafiyey dad Shacab ah oo ay iska xir xirteen maamulada Baladxaawo iyo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes