Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

No Image

Daawo:Wasiirka Warfaafinta soomaliya oo lakulmay Naafada Muqdisho

8th August 2017 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana kulanka looga hadlay sidii mudnaan gaar ah […]

nafo

Daawo+Sawiro:Dadka lixaadkooda la ee Magaalada Caabudwaaq oo Sameystey Urur una baahan Gurmaad dag daga

8th August 2017 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxa ka qabsoomey Kulan ay iskugu yimaadeen 520 qof oo ah Dadka lixaadkooda la’ ee kunool magaalada Caabudwaaq oo sameestay […]

mareeye

Xildhibaan Mareeye oo Mooshin ka Keenay Raashinka Dibada Laga Keeno

8th August 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ ayaa waxaa looga hadlay soo jeedinta Golaha […]

No Image

Daawo: Wacyi galin Loo qabtay qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan Kismaayo

7th August 2017 admin 0
No Image

Daawo:Mawqifka Xukuumadda Iyo Muranka Barlamaanka Somaliland

7th August 2017 admin 0
taabit

Daawo:Dowlada Nabad iyo Nolol oo kafarxisey Mootaaleydii banabaxa kadhigtay Muqdisho

7th August 2017 admin 0
birimo

Daawo:Fartuun Birimo oo Soo bandhigtay Heeso Cusub oo Kayaabsaday reer Muduga

7th August 2017 admin 0
No Image

War Hada Soo dhacay: Bananbax Kadhacay Muqdisho iyo Ciidmada Xasilinta Magaalada Muqdisho Oo goobta Soo gaaray”Sawiro”

7th August 2017 admin 0

Wararka aan kahelayno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xiran yihiin Wadooyinkeeda qaarkood waxaana jira dibadbaxyo ay dhigyaan qaar ka mid ah dadka ku Shaqesta […]

jawaari

Dhagesyo:Gudoomiye Jawaari oo ka warbaxshay Safar Mahiim ah oo uu ku aaday Dalka Dibadiisa

7th August 2017 admin 0

Gudoomiyaha golaha shacabka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u amba-baxay dalka Koofur Afrika, isagoo ka qeybgali doona shirka guddoomiyeyaasha baarlamanada […]

gaas

Akhriso:Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada

7th August 2017 admin 0

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr c/wali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay Golihiisa wasiradda Cusub oo isugu jira wasiiro cusub iyo kuwii hore. Liiska Golaha […]

No Image

Daawo:Dowlada Soomaliya oo loogu deeqay Doomaha Dheereya

7th August 2017 admin 0
shaqo

400 dhalinyaro ah oo ka faa’idaystay tababar shaqo abuur ah oo Muqdisho ka dhacay

7th August 2017 admin 0

Magalaad Muqdisho waxaa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya in dhalinyaradu ay helaan fursado ay ku shaqeysataan ayagoo ku biiraya […]

No Image

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray ololaha aragti wadaaga hiigisga Caasimada

7th August 2017 admin 0
ducale

Wasiirka Amniga Somaaliya Oo Sheegay In Ciidamada Amisom Ay Ka Bixi Doonaan Somaaliya

7th August 2017 admin 0
jawaari

Daawo:Jawaari Oo Hanbalyo U Diray Gudoomiyaha G Wakiilada Somaliland

6th August 2017 admin 0

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta  ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland.

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes