Akhriso:Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada

gaas

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr c/wali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay Golihiisa wasiradda Cusub oo isugu jira wasiiro cusub iyo kuwii hore.

Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta

2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose

3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR-ta

4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada

5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir
Caalamiga ah

6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka

7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka

9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud,
Gadiidka iyo guryenta

10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland

11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada

12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada

14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga
iyo Warshadaha

15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha

16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka

18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda

19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga

20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Shaqada, Shaqalaha iyo Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.