400 dhalinyaro ah oo ka faa’idaystay tababar shaqo abuur ah oo Muqdisho ka dhacay

shaqo

Magalaad Muqdisho waxaa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya in dhalinyaradu ay helaan fursado ay ku shaqeysataan ayagoo ku biiraya hay’adaha Dowliga ah’ kuwa gaarka ah iyo xarumaha ganacsi ee dalka,si looga fogaado in ay la kulmaan mustaqbal xumo iyo in ay ku dhiiradaan in noloshooda ay ku biimeeyaan badah.

Ku dhawaad 40o boqol oo dhalinyaro ah oo kamid ah ardayda jaamacadda SIU ee magalaad Muqdisho ayaa ka faa’idaystay tababar  muddo socday oo la xiriira xirfado shaqo, waxaana labarayay dhalinyaradaasi oo isugu jira wiilal iyo gabdho sidii qofkasta kuliyadii uu ku taqasusay uu ugu shaqeysan lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.