Xildhibaan Mareeye oo Mooshin ka Keenay Raashinka Dibada Laga Keeno

mareeye

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ ayaa waxaa looga hadlay soo jeedinta Golaha ee joojinta soo dhoofinta badeecadaha laga heli karo gudaha dalka ee laga keeno dalka dibadiisa iyo sidoo kale akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta, waxana ugu horeyn Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu golaha hortooda ka akhriyay soo jeedinta ku saabsan soo dhoofinta badeecadaha laga heli karo dalka ee dibadda laga soo dhoofiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.