War Hada Soo dhacay: Bananbax Kadhacay Muqdisho iyo Ciidmada Xasilinta Magaalada Muqdisho Oo goobta Soo gaaray”Sawiro”

Wararka aan kahelayno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xiran yihiin Wadooyinkeeda qaarkood waxaana jira dibadbaxyo ay dhigyaan qaar ka mid ah dadka ku Shaqesta Mooto Bajaajka, Darawalada ayaa waxa ay ka cabanayaan Wadooyinka qaarkood oo laga mamnuucy in ay maraan taas oo adkeysay shaqadii ay bulshada u hayeen.
Ciidmada amniga iyo Mootaaleyada aya iskaga hor yimid agagaarka isgoyska KM,4 ciidamo ka tirsan dowladda ay rasaas ku fureen banaanbaxayaasha si loo kala cayro wadooyinka loo furno.
banan

banan

bana

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.