Daawo:Diyaarada kenya airways oo Dulimaad Kabilabaysa Magaalada Muqdisho

wasiir

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulalahi Salaad Oomaar iyo Dhigiisa Kenya Mudane James taas ayaa waxaa kulan ku dhexmay magaalada nairobi ee caasumada dalka Kenya, kulnkaan ayaa waxaa looga hadlaayey arimo ay kamid yihiin tobabaro aya dowlada Kenya siiso shaqaalaha wasaarada duulista iyo hawada waxaa dhamaakii kulankaas layku afgartay in diyaarada Kenya airways duulimaad ka bilowdo Soomaliya dhawaan.

Hoos daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.