Daawo:Puntland iyo Galmudug oo Ciidan isku darsanaya iyo Wasiir Qarjab ilayn Dawaco Imay barato

qarjab

Magaalada Gaalkacyo waxaa kadhacday xaflada toobabar loogu sameenayo ciidan isku dhaf ah kuwaasi oo ka imaanaya Galmudug iyo Puntland, Ciidanka isku dhafka ayaa ah kuwa Bolis ah oo tiradooda gaarayso 50 waxana ay ka shaqeyndoonaan amaanka magaalada Gaalkacyo.

Madaxda Puntland oo kamid yahay Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa walaac ka muujiyey sidii ay ciidamo isku dhafa oo ka socda Galmudug iyo Puntland uga hawl galayaan Gaalkacyo sababtoo ah Galmudug waxay si joogta ah uga wadaa dilal qorshaysan magaalada Gaalkacyo daacadna akama ahan Nabad Ka dhacda Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.