Haweenka Kismaayo oo tacsiyeeyay geerida guddoomiye ku xigeenka Ururka Barwaaqo

hawen

Ururka haweenka Jubbland ayaa ka tacsiyeeyey AUN Xaliimo Xasan Diiriye oo ahayd gudoomiye ku xigeenkii ururka haweenka Barwaaqo ee degmada Baladxaawo oo Kooxo hubeysan ay ku dileen degmada baladxaawo, waxayna ilaahay ugu baryeen in janadii geeyo ehehlkii ay ka baxday samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.