Dhageyso:Xildhibanada Jubbaland oo Dacwad Culus ka gudbiyey Axmed Madoobe

madoobe

Xildhibaankan Baarlamanka Jubbaland ayaa Maxkamadda Sare ee dalka Soomalia u gudbiyay dacwad ka dhan ah Madaxwyanaha Jubbaland Axmed Madoobe taasoo ku saabsan inuu jabiyey sharuucdii u yaalay maamulka Jubbaland kuna xadgudbay Xuuquqda Bushada Jubbaland isla markaana si sharci darro ah ku tuntay Tastuurka barlamaanka Jubbaland isagoo ku qasbay Baarlamanka Jubbaland inay xilka ka qaadaan xildhibaanada Mucaaradka ku ah taaso waa faqsanayn xeer hoosadka Baarlamanka Jubbland.
Hoos ka dhageyso Radio dalsan

Halkaan Kadhegyso Maxkamda lagu oogay Axmed Madoobe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.