Dhageyso:Maamulka luuq oo lagu eedeeyey inay odayaal xabsigeen dhigeen

luuq

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaal kasoo jeeda deegaankaas ay maamulka Degmada Luuq xabsiga udhaadhiciyeen sida ay sheegeen qaar kamida waxgaradka degmda Luuq ooo saxaafada lahadlay.

Waxgaradkaan la xiraya ayaa layeeshagay in uu xarigooda ka masuul yahay gudoomiyaha degmada luuq sida ya sheegen bulshada Luuq
Hoos ka dhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.