Dhageyso+Akhriso Maamulka Gobolka Banaadir oo bulshada Muqdisho Ka farxiyey

banadir

Amar ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu shaaciyay in lacag la’aan ah lagu geli doono Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho, Afhaayeenka Maamulka Gobalka Banaadir C/fataax Xalane ayaa sheegay in Beerta Nabadda ay leedahay Dowladda Hoose lana joojiyo halkii doolar ee lagu galaayey Beerta Nabada lakiin waxybaha gudaha lagu gaadaayo ma ahan bilaash.

Amarkana waxuu uu dhaqan geli Doono Maanta oo Taariikhda ka bilaabanayso 07-07-2017 wixii maanta kabilowadana lacag la’aan lagu Gali doono,Sida uu Sheegay Afhayeenka Gobalka.
Hoos kadhageyso.


beerata

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.