Taliyaha Ciidanka Asluubta oo sheegan in isbadl lagu sameynayo Ciidmada Asluubta

Kulan balaaran oo isugu yimaadeen saraakiisha, sarakiil xigeenda iyo qaybaha kala duwan ee ciidamada asluubta soomaliyeed ayaa ugu furmay Magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka asluubta soomaliyedd Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa warbixin ka dhageystey saraakisha ciidamada taliyaha ayaa sheegeey in shaqada noo taalo in kor loo qaado oo isbadal mahiima muujino kii qaldama sharciga lahorgeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.