
Waxaa iso soo taraya eedeemaha loo soo jeediyo garsoorka dalka Soomaliya gaar ahaan kan Gobolka Baanaadir eedeeyntii ugu dambaysana waxaay ka timid Dr Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah Garsooraha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir Waxuuna sheegay in musuq maasuqii ugu weynaa uu dalka ka jiro,islamarkaana loo baahan yahay in Shacabku ay ka banaanbaxaan kana dhiidhiyaan cadaalad darada jirta loona baahan yahay madaxwayanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo in uu wax ka qabto dhib kajira.
Hoos Ka Dhageyso
Leave a Reply