Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2017

gaas

Dhageyso:Madaxweyne Gaas oo u Hanjabey Somaliland kuna eedeeyey inay Tageeraan Al-shabab

26th June 2017 admin 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah maamuladda deriska la ah Puntland ee Soomaliland inay taageeraan ururka Al-shabaab […]

isgaarsin

Cilad Ku timid Internet iyo Jahawareer Soo Foodsaaray Bulshadii Soomaliyeed ee isticmaalaysay

26th June 2017 admin 0

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in cilad ay ku timid Internet ee ka jiray Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Wasaarada […]

ciid

Daawo:Doolow iyo Salaada Ciida

26th June 2017 admin 0
ciid

Daawo:Madaxweyna Jabuuti Oo Shacabka Kala Qayb Galay Tukashada Salaada Ciida

26th June 2017 admin 0
ciid

Bulshada Baladxaawo oo soo buux dhaafiyey Barxada Wayn salaada Ciida awgeed

26th June 2017 admin 0
No Image

Daawo:Madaxda Soomaliya oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

26th June 2017 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June oo dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. […]

eid

Sidee Salaada Ciidul Fitriga looga Ciiday Luuq

26th June 2017 admin 0
kismayo

Daawo:qaabkii looga Ciiday Magaalada kismaayo

26th June 2017 admin 0
No Image

Hay’adda Islamic Care Deeq Raashin Gaarsiiyey Dad Danyar ah Oo Ku Nool Caabudwaaq video+Sawiro

25th June 2017 admin 0

Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 1,500 oo qays oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi […]

farmaajo

Madaxweynaha Somaliya Oo Shacabka Muqudisho Kula Tukaday Salaada Ciida

25th June 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan […]

ciid

Daawo:Magaalada Nairobi Oo Laga Tukaday Salaada Ciidul Fidriga

25th June 2017 admin 0
No Image

Madaxweynaha Puntland Oo Dadwayne Tiro Badan La Tukaday Salaadii Ciida

25th June 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland oo waheliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Ah ee Soomaaliya , Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, […]

far

Daawo:Madaxwynaha Soomaliya oo uga hambalyey umada Somaliyeed munaasabada Ciidul Fidriga

25th June 2017 admin 0
masjid

Dowladda Soomaaliya ookudhawaaqday axada inay ciid tahay

25th June 2017 admin 0

Wasaaradda awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa shir jaraa’id ay qabteen ku sheegeen in bisha laga arkay meelo ka mid ah Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan Gobolka […]

No Image

Daawo:Raysawsaaraha Soomaliya oo uga hambalyey umada Somaliyeed munaasabada Ciidul Fidriga

25th June 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes