Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi, madaxweynihii hore Xasan Sheekh iyo Gudoomiye Jawaare oo kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh Maxamuud oo ay ka wad hadleen xaaladda uu dalka marayo iyo fursadaha dowladda cusub heysato.
Kulanka madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajiyo iyo madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxa ay uga hadleen xaaladda dalka ku sugan yahay, muhiimadda dowladda cusub iyo fursadaha hor yaalla xiligaan.

guddoomiyaha golaha shacabka J.F. Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari”, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka siiyey madaxweynaha dalka Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo howlaha xafiiska madaxweynaha. dowladda cusub ay heysato fursad dalka ay ku nabaddeyn karto, kuna gaarsiin karto hiigsiga 2021-ka si dimoqoraadiyad leh, kulankaasina waxa uu ka dhacay xafiiska madaxweynaha.
farxasan

farm

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.