Axmed Madoobe oo 3 Diyaaradood oo hub ah ka soo gatay itoobiyo

hub

Wararka laga helayo magaalada kismaayo ayaa shegayo in sadex Diyaaradood oo hub ah ka so degay garoonka kismaayo, tirada rasmiga ah ee hubkaan ayaan kala cadayn iyo waxaa uu yahay hubkaan ayaa ka yimid dalka itoobiyo waxaana lagu xareyay madaxtooyada jubland malamihi LA soon dhafay kismaayo ku sugna Gabre, maamulka jubbaland oo Gedotimes laxariirtey ayaa ka gaabsadey inay kawar bixiyaan hubkaan cida iska leh iyo meeshuu usocdayba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.