Dibadbax ay soo qaban qaabiyay iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho

dakada

Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi , waxeyna xoogsatadu ka codsadeen madaxweyne Farmaajo in uu dib ugu celiyo shaqadii ay ka hayeen dekedda Muqdisho.

Gudoomiyaha guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka Xaaji Cismaan Geeddi ayaa sheegay in iskaashatadu ay diyaar u tahay in dib loogu celiyo howlihii dekedda iyo in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dalka.
dakada

dakada

dakada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.