Arday Baratay Culuum kala Duwan ayaa Shahaadooyin Lagu Gudoonsiiyay Garbahaarey

garbaharey

Munaasabadan lagu gudoonsiinaayey aradayda shahaadooyinka waxaa soo qaban qaabiyey mahadka Cbc ayaa lagu qabtay degmada Garbaaharey gobolka gedo waxaan kasoo qayb galay xafladaan qaybaha kala duwan ee bulshada ardayda, waalidiinta ardaydaan ayaa soo baratey habka loo daaweyn lahaa nafaqa darada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.