Luuq:Dayactir Lagu sameynayo Buundada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

luuq

Bulshada degmada Luuq ee gobolka Gedo oo kaashanaya maamulka dagmada ayaa dayactir waxay kabilaabeen Buundada wabiga ee degmada luuq, Dayactirkaan ayaa waxaa kmaida sidii looga qaadi lahaa geedo wabigu keenaya oo kudhagay buundada tiirarkeeda.
Hoos kadaawo:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.