Fiirso:Baardheere Guddiga gurmadka Abaaraha degmada oo kubaaqay in gurmad deg dega lala soo gaaro

abaar

Gudiga Gurmadka abaaraha degmada Baardheere ayaa faah faahin ka bixiyay abaaro kajira deegaanada hoos yimaada Degmada Baardheere ee gobolka Gedo, Kulan Saxaafadeed ay ku qabteen gudiga abaaraha oo ka dhacay magaalada Baardheere ayaa waxaa lagu soo bandhigay sidii ay dadka ugu baahan yihiin gargaar dag daga, waxaynan walaala Muslimiinta iyo qurba joogta kasoo jeeda deegaanadaan in ay sida ugu dhaq saha badan ugu soo gurmadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.