Banaanbax lagu Taageerayo Guusha Dacwada Badda u dhaxeysa Kenya iyo Somalia oo Muqdisho ka ddhacday

Banaanbax lagu taageerayo Guusha qiimaha leh ee Soomaaliya ay ka gaartay Muran Badeedka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo ugu Dambeyn Maxkamadda Caddaaladda QM ay shalay Go’aamisay in Muranka Kiiska Badda ay qaadeyso islamarkaana ay diiday Dalabka Kenya oo ahaa in Labada Dowladood ay si hoose u dhameystaan Muran Badeedka u dhexeeya.

Banaanbaxa ayaa dadka ka qeybgaatay waxa ay ka kala yimaadeen degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, Dibadbaxayaasha oo isugu soo uruuray taalada Daljirka Dahsoon ayaa qaadayay heeso wadani ah waxaana halkaasi lagu soo bandhigay suugaan aad qiiro badan.
bananbax

16507641_381313708894694_362837432_n bananbax
banabax (1)

banabax (2)

banabax (3)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.