Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2016

Cabdiraxmaan Maxamed Oo Madaxwayne Gaas Ku Eedeeyay Musuqmaasuq Dhanka Doorashada Ah

26th November 2016 admin 4
qarax

Qarax xoogan oo maanta ka dhacay oo qasaaro geystey Muqdisho +SAWIRO

26th November 2016 admin 0

Inkabadan 7 qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax maanta ka dhacay halka loo yaqaan Suuqa Beerta […]

Daawo:Xildhibaan Bashiir Maaumulka Jubbaland wax doorasho ah kama dhicin waxaa ka dhacay Boob iyo dhac

26th November 2016 admin 1
roob

Roobab Ka Da’ay Deegaanka Togwajaale iyo kuwa kale oo Ka Tirsan Somaliland

26th November 2016 admin 4
qara

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Cadaad

26th November 2016 admin 3

Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad goboleedka […]

No Image

Ardayda wax kabarata jaamacada Soomaaliya ayaa soo bandhigay cilmi baaris ku saabsan abaaraha kadhaca Soomaliya

26th November 2016 admin 2
kufi

Muqdisho=Xuska Maalinta Cidhibtirka Xadgudubyada Ka Dhanka Ah Haweenka

26th November 2016 admin 0
bosas

Magaalada Boosaaso olole nadaafadeed ka bilawday waxaana iska shaaday maamulak iyo shacabka

26th November 2016 admin 3

Kenya oo gudhaha usoo gashey xuduuda soomaliya qaarna goosatey Degmada Baladxaawo “Sawiro”

26th November 2016 admin 1

Kenya ayaa waxay darbi kadhisaysaa xuduuda Kenya iyo soomaliya gaar ahaan gobolka Gedo degmada Baladxaawo iyo deegaanka udhow, darbiga ay dhisayso kenya ayaa gedoaha usoo […]

Daawo:Ugaaska Beesha Saleeban Ugaas Cabdulaahi aya sheegay inay dhacsanayaan xaqooda mar dambana u dulqaadanayn dulmiga Galmudug

26th November 2016 admin 4

Waxaa xad dhaaf noqday dulmiga iyo musuq maasuqa ay ku kacayaan maamulka Galmudug shir ay yeesheen Beesha Saleebaan oo ay waheliyaan Ugaaskooda ugaas Cabdullahai Ugaas […]

Kismaayo= Kulan Lagu Taageerayay Xildhibaanad Sacdiya Muuse ayaa waxaa kaqayb galay xildhibaan Magan

26th November 2016 admin 2

Bandhig Carwo ganacsi oo laga daah furey degmada Baardheere(Daawo Sawwiro+Dhageyso)

25th November 2016 Mohamed Abdi 4

Bandhiga carwadani oo ahaa noocii ugu horeeyey ee degmada Baardheere lagu qabto muddo ka badan ilaa 30 sanno ayaa ahaa mid dadkii ka qeyb galey […]

Daawo: Cabdi Waayeel oo dhulkale iyo 100 lowr oodhagaxa ugu deeqay Jamacada Galgaduud ee Caabudwaaq iyo bulshada inay ka qayb qaadato

25th November 2016 admin 6

Kulan kadhacay goobta ay kasocoto dhismaha Jaamacada Galgaduud ee Caabudwaaq ayaa bulshada oo loogu baaqey inay ka qayb qaataan dhismaha jaamacada, waxaana markale dhul ku […]

No Image

Cadaado= Beesha Dir Ka Cabanaysa Kursigii Ay Ku Lahaayeen Baarlamaanka Somaliya oo musuqmaasuqeen Galmudug

25th November 2016 admin 2
gaas

Daawo: Garoowe= Madaxwaynaha Puntland Oo Safar Ugu Anbabaxay itoobiya iyo shiinaha

25th November 2016 admin 3

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes