Daawo: Cabdi Waayeel oo dhulkale iyo 100 lowr oodhagaxa ugu deeqay Jamacada Galgaduud ee Caabudwaaq iyo bulshada inay ka qayb qaadato

Kulan kadhacay goobta ay kasocoto dhismaha Jaamacada Galgaduud ee Caabudwaaq ayaa bulshada oo loogu baaqey inay ka qayb qaataan dhismaha jaamacada, waxaana markale dhul ku deeqay iyo 100 lowr oo dhagaxa Cabdi waayeel oo dhul isku dhan hal kilomitir ugu deeqay Jaamacada.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.