Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Cadaad

qara

Wafdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad goboleedka Galmudug.

Wafdigan waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana lagu wadaa in uu Galmudug kala hadlo musuq maasuqa iyo isdabamarinta doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.