Daawo:Ugaaska Beesha Saleeban Ugaas Cabdulaahi aya sheegay inay dhacsanayaan xaqooda mar dambana u dulqaadanayn dulmiga Galmudug

Waxaa xad dhaaf noqday dulmiga iyo musuq maasuqa ay ku kacayaan maamulka Galmudug shir ay yeesheen Beesha Saleebaan oo ay waheliyaan Ugaaskooda ugaas Cabdullahai Ugaas Farax ayey waxay ku sheegen in dulqaadkii kadhamaadey una dul qaadanayn dulmiga ay wadaan maamulka Galmudug.

Beelaha Maamulka Galmudug Musuq Maasuqay ama ergo beena ay kasameeyeen maamulka Galmudg ayaa waxaa kamida Beesha Sacad, beesha Cayr, Beesha Murursade,Beesha saleebaan iyo beesha Mareexaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.