Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran iyo C/kariim Guuleed oo Kamaqan

3rd August 2016 admin 5

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo kadhacay Muqdisho, Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda maamul goboleedyada dalka […]

Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Ayaa diiday Inuu Kula kulmo Raysawasaare Sharmaake Madaxtooyada =Sawiro

3rd August 2016 admin 5

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood iyagoo […]

Kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka 30% boqolkiiba sodon ayna ka qeyb gashay wasiirka haweenka

3rd August 2016 admin 2

Wafdi ka socoda baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaaray Magaalada Khatuum dalka Suudaan

3rd August 2016 admin 1

Gudiga arimaha dibada iyo iskaashiga barlamaanka Soomaliyeed oo uu hogaaminayo Prof Dalxa oo ayaa waxay gaareen khartuum ee dalka Suudaan waftigaan ayaa waxay lakulmi doonaan […]

Soomaaliada ku nool wadanka South africa ayaa walaac ka muujiyay dhibaatooyin dhac iyo dil

3rd August 2016 admin 0

Waxaa isi sootaraya soomalida kunool wadanka south Africa madaama ay soo dhawday doorashada wadanka South Africa mudo dhawayd bay ahayd markii dil iyo dhac loo […]

Duraan shirwac Oo WareysteyMadaxwaynaha Puntland Arimo Dhowrana Ka Hadlay

3rd August 2016 admin 4

XOG: Shirarkii Nairobi oo soo Idlaaday iyo Korneyl Barre Hiiraale oo Gedo kusoo wajahan. “Akhriso

3rd August 2016 admin 1

Waxaa guul kusoo idlaaday shirkii Magaalada Nairobi uga socday Dowladda Kenya iyo waxgarad iyo siyaasiyiin matalayay Beesha Sade. Kulanka oo wajigiisii sadexaad hadda lasoo gunaanaday […]

ciyaar

Kulan Ay isugu Yimaadeen Qurba Joogta Somalida ee dalka jarmalka

3rd August 2016 admin 0

Shacabka Muqdisho Oo Walaac Ka Muujiyey Gudiyada Doorashooyinka Somalia

3rd August 2016 admin 0

Waxaa soo badanayaa walaaca dadku kaqabaan Gudiga doorashada inaysan cadaalad ahayn sababtoo ah xasan shiiq ayaa soo magacowday una shaqeeyaan waa hadalkii shacabka muqdisho iyadoo […]

Daawo:Wasiir Odawaa oo Difaacaya Raashinkii Ay Musuqmaasuqeen Jubbaland iyo Galmudug

2nd August 2016 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliyaa Mr Odawaa ayaa difaacay rashinkii dawlada Turkiga uGu deeqday Soomaliya ee lagu iibsadey suuqa madow, raashinkaan ayaana gaarin shacabka soomaliyeed ee […]

Daawo:Qaabkii Loo Maxkamadeeyay Askar Ka Tirsan Amisom OO Hub iibinaayey

2nd August 2016 admin 0
puntland

Sanad Guuradiii 18 ee Puntland Melbourne Australia

2nd August 2016 admin 4

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Soomaaliya, ayaa Calanka Qaranka ku wareejiyey Ciyaartooyada Soomaaliya

2nd August 2016 admin 1

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho

2nd August 2016 admin 3
hargaysa

Carwada Jaamacadaha Somaliland Oo Hargaysa Lagu Soo Gabagabeeyay

2nd August 2016 admin 2

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes