Daawo:Wasiir Odawaa oo Difaacaya Raashinkii Ay Musuqmaasuqeen Jubbaland iyo Galmudug

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliyaa Mr Odawaa ayaa difaacay rashinkii dawlada Turkiga uGu deeqday Soomaliya ee lagu iibsadey suuqa madow, raashinkaan ayaana gaarin shacabka soomaliyeed ee loogu talagay meel kastay joogaan, sababaha kalifay in suuqyada sida Bakaaraha iyo kuwa kale ee sida Kismaayo, baydhabo iwm lagu kala gato ayaa waxay ahayd iyadoo lawaayeey lacagtii dawlada Turkiga uGu talagashey in lagu gaarsiiyo shacabka soomaliyeed ayaa waxaa loo wareejiyey olalaha Doorashada Damjadiid.

Degaanada aysan gaarin raashinkaan kuwa uGu daran waa Gobolka Gedo oo raashinkii loogu talagay Kismaayo suuqeeda lagu kala iibsadey iyo kii loogu talagay Gobolka Galgaduud oo Maamulka Galmudug Bakaaraha ka cadeysteen, Raashinkaan waxaa qondaynayey qar kamida culimada Soomaliyeed iyo wasaarada arimaha gudaha oo horkacayey Wasiir dawlaha Mr Xidig waana lafilaayey in raagaan iibsanayaan rashinka lakiin lama filayn in Culimada uraadgadeyso.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.