DEGDEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada……

Qarax ismidiaamin ah oo Ciidamada Ammanka Ciraaq lagu eegtay Magaadla Faluuja ee Koonfurta Ciraq

Weerarkaan oo uu Fuliyay qof isa soo miidaamiyay ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan milataarka ciraaq oo ku sugnaa magalda Falooja ee koonfurta Ciraq

Kooxda Dacish ayaa la sheegayaa in weerarkan eey ku soo qaadeen ciidamda oo ku sugnaa Mandiqadda la Jiraah SAJAAR ee ka tirsa Faluuja

Waxaa xigay is ra saaseeyn labada dhinac ey is weeydaar sadeen.

Dhimashada iyo dhaawaca qaraxani iyo weerarkani dhacay illaa hadda lama oga.

Saraakiisha ma aysan ka haldin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.