Dhageyso: Wareysi Xiiso Badan Farataag oo Soo Dhaweyay Xilkii Laga Qaaday !

far

Madaxweyne ku xigeenkii Kobad ee Mamulka Jubland C/lahi sh. Cismail Fartag Ay Soo Dhaweyay Xilka ka Qadistii uu Ku Sameyay Axmed Madoobe .

Fartag aya sheegay in Laga Run sheegay Heshiis  Lagu Gaaray Magaalada kismaayo ee u Dhaaxeyay Besha Sade iyo Axmed Madobe .

Maxamuud Sayid ayuu ku tilmaamay in Magacabistiisa Ay Ka run shegatay Heshiskii kismaayo sido Kalana uu Hogaamin u ahaaa Ragii Ka soo hor jeeday Maaamulka Jubland

Talo Wanaagsan ayaana siineynaa Maxamuud Sayid aadan in Farataag Tagerardiisa ayaan ku Weciyaan Dhinaca Maxamuud Sayid Aadan.Waxa Sidaa Yiri Faratag .

Halkaan ka Dhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.