Dhageyso :Sida Ay u Dhacday Magaacabista Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland

Shir jara”id oo uu Sxaafad u Qabatay Afhayeenka Maamulak Jubalnd C/naasir serar Ayaa Si Rasmi ah logu Magcabaay Madxweyne Ku Xigeenka Kowaad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan .

Sidoo Kale Waxaa loo Magacaabay Madaxweyne ku Xigeenka Labaad ee Mamulka Jubaland C/qaadir Luga Dheere .

Halkaan Ka Dhageys

2 Comments

  1. well come maxamud sayid waxad tahay nin kasoo jeedo gobalka gedo xilkaasna xaq u leh umadana ka bad baadi dagaalka aan haysan meel ee lagu hayo jubaland cidii aan nabada ogoleyna hala cirib tiro

Leave a Reply to zaki xaaji Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.