Degdeg: Madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland oo loo kala Magacaabay Maxamuud Sayid iyo Lugadheere.

Waxaa Goordhaw Lagu Dhawaaqay madaxweyne Kuxigeenada Jubbaland Kwuaa soo loo kala Magacaabay Maxmauud Sayid Aadan iyo Cabdiqaadir Xaaji Maxmauud Luga Dheere.

Munaasabad Goordhaw soo gabagabowday ayaa lagu magacaabay labadi Masuul, iyadoo Madaxweynaha Maamulkaas Mudane Axmed madoobe uu ku dhawaaqay Labadani masuul.

Goordhaw ayey soo idlaatay Munaasabadda Magacaabidda, iyadoo lagu wado in Goordhaw loo dhaariyo Xilalkaasi.

Goordhaw Filo Codka Munaasabadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.