Degdeg: Wariyayaasha oo looga yeeray guriga martida ee Jubbaland iyo Madaxweyne Kuxigeeno lagu dhawaaqi rabo Goordhaw.

Goordhaweyd ayaa Saxaafadda waxaa looga yeeray guriga martida ee Jubbaland, halkaas oo lagu wado in looga dhawaaqo Madaxweyne Kuxigeeno uu Yeesho Maamulka Jubbaland.

Axmed Madoobe iyo lyo Siyaasiyiin ka tirsan maamulkiisa ayaa Goobjoog ku ah guriga Martida ee Jubbaland,

Waxaa aad loo saadaalinayaa Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad in  loo Magacaabo laba Siyaasi Midkood, kuwaas oo kala ah Maxamuud Sayid aadan iyo Aadan ibrahim Aw-xirsi Cirro.

Sidoo kale Madaxweyne Kuxigeenka labaad ayaa lagu wadaa in loo Magacaabo Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere.

Wixii kusoo kordha kala soco Gedo Times Insha allah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.