Daawo: Roobab Xoogan oo Dabaylo Wato Ayaa Qasaaro Badan Geystey Kuwaas Oo Isugu Jira

roob

Ayadoo soomalia ay ka jirtey abaar xoolihii iyo dadka dhib xun kuhaysay meelaha qaarkood dhimasho xoolo iyo dad sababtey ayaa waxaa soo badanaya meelaha Roobka ka da’ayo kuwii uGu dambeeyey waxaa kamida magaalada Qardhoo oo roob dabayl wata ku dhuftey kasoo biyo badan dhigay qasaarana u geystey guryo badan oo ay kamid yihiin barakacayaasha.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.