Ku dhowaaqd 52 qof ayaa Biriq ugu dhimatay Dalka Bangaladesh

Wararka eey qorayaan warbaahinta  Caalamigga ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 52 qof  eey Biriqi ku dishay  Meelo ka tirsan Dalka Bangaladesh  labadii maalmood ee la soo dhaafay

Inta abdan dadkaasi dhintay ayaa la shegayaa in eey ahaayeen beeraleey ,ka shaqeeynayay beerha

Inta bdan dalkaasi waxaa ka dhaca Briqda danabka wadata laakin sanadkan ayaa la sheegayaa in eey tahay tii ugu darneeyd

Dad gaaraya 90 qof ayaa tan iyo  bishii Marso ee tagtay ugu geeriyootay dalkaasi Biriqda

Dadka dhintay waxaa ku jira laba arday oo ku noolaa Magaalda Daka ee caasimadad bangaladesh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.