Xog Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Kismaayo Ay ku Yesheen Axmed iyo Masuliyiin Ka socday Besha Sade.

Magaalada Kismaayo Waxa Gor dhow ku soo Gabogabay kulan ay ku yesheen Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe iyo Siyaasiyiin Ka socdo besha Sade .

Kulan u jedkiisa ayaa wax uu ahaa in laga wada tashto magacaabista Madaxweyne ku xigeenka Maamulka jubland oo lagu wado in Saacadaha soo socdo lagu Dhawaaqo.

Axmed Madoobe ayaa U shegay Masuliyinta besha inay ku Qan Caan Shaqsiga Lo Magaacabayo Madaxweyne ku xigeen oo Noqonayo Masuul Ka soo jeedo Besh Sade ,

Inkasto kulan Masuliyiinta Ka qeyb Galay ee La Hadlay Gedo times aysan  u shegeen Masuulka La is Fahmay in loo Magaacabo Madxweyne ku xigeenka Hadan Waxaa jiro Warar Saacadihi ugu Danbeyay soo Baxayay oo Shegay Masuliyiin  Kala duwan in ay u Tartan ay ugu jiraan xilka Madxweyne ku xigeenka .

Waaxa ugu Cad Cad in Madaxweyne Ku xigeen loo Magacaabo , Indho kori iyo Ciro Masuul Magciisa Lagu soo Gabiyay oo horey u soo noqday Gudoomiyaha Goblka Gedo.

Iyado Laga Yaabo in dib logu soo Celiyo Madaxweyne ku xigeenka  C/laahi sh, Cismacil Fartaag  iyado La fiirinayo Heshiiskii ay Galeen Besha sade iyo Axmed oo qeyb Ka ahaa in Isag Dib loo soo celiyo .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.