Dhageyso: Wareysi Xiiso Badan Xagee Ayay Ku Danbeyasay Xiisadii Ka Tagneyd Magaalaad Bald Xaawo

Isagoo La Hadlay gedo times Gudoomiye ku xigeenka Gobolka gedo ee dhinac Siyaasada Bakaal ayaa Wax uu Ka Warbixiyay halka ay ku Danbeysay xisadii Ka Tageneyn Magalaad Balad-xaawo ee u dhaxeyay isaga iyo Indho kori

Bakaal ayaa wax uu sheegay in Wali Lagu howaln yahay sidii loo dajin lahaa xiisadaasi walin masulinta jubland  ay ku mashquulsan yihiin

Dhinaca kale wax uu ka tacsiyay geridii naxdinta laheyd e ku timid Ugaas ciise Gudoomiye ku xigeenka gobolka gedo Bakaaal

Halkaan Ka dhageyso Gudoomiyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.