Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubland iyo Wafdi Kale oo Bari ku Wajahan Magaalada Luuq .

far

Maalinimada Jimcada ah Waxaa Magaalada Luuq ku Wajahan wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubland Faratag iyo Gudoomiyaha Gobalka Gedo Canjeex.

u jedka ay u tagayaan in la Xal Rasmi ah Laga Gaaro Xiisad Ka Tagneyd Magaaalada Balad Xaawo .

Warar hoose ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka uu tagi doono Magaalada balad xaawo ka dibna Halkaasi lagu shaacin Dono heshiiska rasmiga ah iyo Xalka Magaalada .

Inkasto warar uu helayo Gedo times ay shegayaan inaysan isku fiicneyn Indho kori iyo Bakaal oo siyaada ugu adaga labada masuul ee isku hesyo ay yihiin

Wixii Ku soo kordhaaa gedo times Kala soco

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.