War Deg Deg Ah: Axmed Madobe oo Sabtida Ku Dhaqawaqayo Golaha Wasiirada Maamulkasi iyo Madaxweyne ku Xigeenka.

deg

Warar Hoose oo uu Goor dhow Helay Gedo times ayaa Wax logu Xaqijiyay in Maalinta Sabtida ah lagu Wado in La Magaacabo Golaha Wasiirad Maamulkasi iyo Madaxweyne kuxigeenka .

Ilaaa Hada Lama Shaacin Tirada Wasiirada iyo Wasiirada ay heleyso Besha Sade Tiro Ahaantooda Laakin wax uu Axmed Madoobe Balan qaaday inuusan Ka Baxeyn Heshishkii uu La Galaya Besha Sade ee ka Dhacay Magalada Kismaayo .

Sido kale si Cadaalad ah uu ku soo xulayo Golaha Wasiirada , Wasiirad Besha Sade Heleyso ayaa Lagu Qiyaasay ilaaa 8 Wasiir ama 9  Lakin Ma cad Waa Warar Hor dhac oo soo Baxayo .

Waxa sidoo Kale aan La saadlin Karin Masulinta Laga dhihayo Wasiirada ee Ka socdo Besha Sade Marka laga soo Tago Sadaalin uu Helayo Gedo times oo ku Qotonto in Laga Yaaabo Masulin Kala Gadisan Xilalka Wasiirada loo Magaacabo

Wixii Soo Kordhaa Kala soco gedo times  

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.