Aaskii Ugaas ciise ugaas Cabdille Warar Dheerad ah Kasoo baxay Video+Masawiro

Allaha unaxariistee waxaa lagu aasey Ugaas Ciise Ugaas Cabdille Degmada Caabudwaaq oo loo sameeyey aas wayn waxaana kasoo qayb galay Boqor Burhaan,Saacid faarah Shirdoon,Cabdiwali shiiq Maxamuud Madawyanaha galgaduud sarre Xasan,Gacal,wasiiro,xildhibaano,siyaasiyiin ,culumo,gabdho,rag,dhalinyaro,ganacsato, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq oo si wanaagsan u maamushay aaskii uGaaska Ha ahaato amaanka,farsamada ,marti galinta qaybahaan kala duwan ee u yimid aaski Ugaaska.
hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.