Cabdixakiim Maxamed Daahir oo Tacsida Ugaas Ciise iyo Hambalyo Maamulka Galgaduud Sarre Diraaya

Waxaa si xawliya kusocda qaybaha kala duwan ee shacabka Soomaliyeed oo tacsi udiraaya Allha unaxariistee ugaas Ugaas Cabdulle waxaana kamida dadka diraaya Aqoon yaham Cabdixakiim Maxamed daahir oo Kusuga London Uk wuxuuna tacsi udirayaa shacabka soomaliyeed gaar ahaan eheladii uu kageeriyoodey ugaas Ciise Ugaas Cabdille, waxa kaluu hambalyo udirayaa Madaxwaynaha Cusub ee looga dhawaaqey xarunta maamulka galgaduud Sarre Caabudwaaq.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.