BOQOR BURHAAN OO KA TACSIYEEYEY GEERIDII KU TIMI UGAAS CIISE UGAAS CABDULE

boqorka

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ugaas Ciise Ugaas cabdulle oo ku geeriyoodey magaalada muqdisho oo aaskiisu kadhacayana Magaalada Caabdwaaq Boqorka ayaa tacsi udirey shacabka soomaliyeed iyo eheladii uu ka geeriyoodey Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.