Sade Walfare Community Mombasa oo tacsi ka diray geerida Ugaas Ciise

Sade walfare community Mombasa ayaa soo gaarsiiyay warbixin la xiriirta tacsida Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Ugaaska ayaa kamid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed ee sida weyn loo garanayay waxayna allae uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo.

Abdisalan xasan Ismail

Mohamed hussein farah

Barre xaashi gaani Ismail

muhumed farah Abdulaziz

dauud farah Xasan cismaan

ugaas Mohamed Abdi M Looyar

Ahmed tiirow

Deeqa Abdulkariim said

Shacni dahir qarboobe

Boosteeeya cali caabi

Luul hurdaaye

Fowsiya ismacil

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan umadda Soomaaliyeed oo ay uga tacsiyeynayaan geerida Ugaas iyo dhammaan qaraabadii Ugaaska iyo umaduu hogaamiyaha um ahaa inuu Samir iyo iimaan kasiiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.