Jaaliyada Beesha Sade Mareexaan London OO ka Tacsiyeysey Geeridii Ugaas Ciise Ugaas Cabduule Ugaas CaliXaabuun

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha Beesha sade ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
Alle ha u naxariistee Ugaas Ciise Ugaas Cabduule Ugaas CaliXaabuun;-waxay tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan Beesha Sade,Reer Ugaas Ciise,Reer Calixaabuun,

iyo ummadda Soomaaliyeed in ilaahay samir iimaan ka siiyo Ugaskana ilaahay jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,

1-BASHIIR Aden DIRIR

2-Aden CabdullaahiCali.

3-Khaliif Ashkir Diinixoosha

4-Col.Cbdinuur shiddane Yuusuf

5-Cabdullahi Jimcaale Faarax

6-Cabdulqaadir Mxamed Cali

7-Aden Maxamed Jaamac

8-Maxamuud Barre(qoslaaye)

9-Cumar Jaamac mire

10-Saciid Maxamed Mire

11-Cabdi Muuse mire

12-Maxamed aden cali

13-Maxamuudb dhabacadeeye

14-Cabdullahi Xalane nuur

15-col.Yuusuf Diiriye Siyaad. (Taaxuk)

16-Col,abdullahi Jaamac Warasame(dhegawyne)

17-Maxamed Ashkir Dhudub

18-Col.Cabdullahi Cali dirir

19-Cabdib Aden Barre

20-Nabadoon,Cabdi Muuse Xongor.

21-Cadceed Cabdi wacays

22-Aadan Ibaraahim ismaaciil

23- Cabdi Maxamed warsame (Deeq faandhe)

24-Garad farah warsame

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.