Daawo:Qaraxii saaka kooxaha al-shabab ku Qaadeen xarunta taliska ciidanka taraafikada

qarax

Qarax maanta ka dhacay xarunta taliska ciidanka taraafikada muqdisho ayaa waxaa ku dhinta labo kamida kuwii soo weeraray iyo 3 askari oo taarafikada ah iyo sideed dhaawac oo shacabka ah.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.